Madaxweynaha maamulka khatumo state oo lagusoodhaweeyey xudun iyo sarmaanyo iyo deegano kale

-----------------------------------------------------

Midkamida Wariyayaasha Ugu Caansan G/Sool Oo Xarig Jirdil Ah Ay Ugaysteen Ciidamada SNM

Waxaa maanta lagu xiray magaalada laascaanood ee xarunta G/Sool Wariye Cabdi Samad Kayse Oo Kahawlgali Jiray Tvga Universal Tv Ee Maagaalada Laascaanood Ayaa maanta waxa ay xadhig iyo jidh Dil ugu gaysteen magaalada laascaanoo isagoo xiliga lasoo qabtay uu gudanayeey hawlihiisa shaqo waxa ayna caadaysteen Ciidan isku Sheega siilaanyo in ay si amar la aan ah ay had iyo jeeraale ay xidhig iyo jidh dil ay ugu gaystaan

Read more...

 

Siiraanyo oo Citiraafkii London Noqdey Inuu Calalka SNM-ta La Hor Istaago Xafiiska Ra’iisal wasaaraha

 

Siiraanyo ayaa sidii caadaada u ahayd hogaamiyayaasha SNM-ta ugu sheekeeyey dhawaan shacabka la marin habaabiyey ee gobolada Togdheer iyo Waqooyi Galbeed  ” Dawlada Ingiriiska ee aynu weligeen adeegaha u ahayn baa i casuntey oon ictiraaf inoogakeenayaa”.

 

Arintaa oo dhamaan dadka waxgaradka u cadeyd in ay maweelo uun tahay ayaa maanta cadaatey markii uu aqoonsigii Siiraanyo keenayey kusoo biyo shubtey in caruur iyo naago lasoo marinhabaabiyey uu calalka SNM-ta darafta la qabsadey uuna la hor istaagey aqalka degaanka u ah ra’iisal wasaaraha dawlada Ingiriiska.

Last Updated (Wednesday, 22 February 2012 22:56)

Read more...

 

Baydhabo janaay oo ay lawareegeen ciidmada dawlada iyo kuwa ehlusunah caawa makhribkii

Waxaa maanta soo kulaalay magaalada baydhaba ciidamada dawlada iyadoo ciidamadaii alshabaab ay kabaxeen isla maanta magaalada baydhabo

Read more...

 

Waxaa Maanta Kadhacay Magaalada Buuhoodle Banaanbax Ay Soo Abaabuleen Shacabka Reer Khatumo Kuna Taageerayaan Midnimada Somali Wayn Sawiro+ Daawo

 

waxaa maanta ka dhacay magaalada buuhoodle banaan bax aad ubaaladhan oo aan beryahanba mid noociisa ah kadhicin magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn.

Last Updated (Wednesday, 22 February 2012 14:56)

Read more...

 

Gabdhaha Jaaliyada Reer Norway Ee Kasoo Jeeda G/ SSC Ayaa deeq lacageed soo gaadhsiiyey cusbataalka guud iyo shaqaalaha cusbitalka

 

waxaa maanta deeq lacgeed lasoo gaadhsiiyey cusbitaalka guud ee magaalada buuhoodle iyo shaqaalaha cusbitaalka waxaana deeqadan lacagta ah ugu deeqay cusbitalka iyo shaqaalaha cusbitalkaba hablaha jaaliyada G/SSC Ee Ku Dhaqan Dalka Norway  Lacagtan Oo Cadadkeedu Dhamaa 3000 Kun Oo Dolrka Maraykanka Ah

Read more...

 

Daacad nimada xaddhaafka ah ee horgale Ina Cambaashe Makeligiis baa ku hadhi hoosta lowyada Ina Bureeqa Siilaanyo

Ilaa labadii toddobaad ee u dambeeyey ciidamo aad u tira badan oo gaadhaya ilaa toddobaatan ayaa ka hulleelay Horgale Ina Canbaashe, waxaana haatan la soo deristay cabsi iyo jahwareer siyaasadeed oo uusan xakamayn Karin.

Sidaanu ku helayno wararka hoose waxay tibaxaayaan ciidamada ka goostay tiradooda waxaa la iigu sheegay 70 askari oo hubkoodiina wata. Horgale Ina Cambaashe markuu ogaaday  in askartaasi ka goosatay wuxuu Gambadhe ka soo kaxaystey wixii gadiid dagaal halkaasi ka yaallay, wuxuuna ku soo uruuriyey aqalka uu laascaanood ka degan yahay.

 

Horgale Ina Cambaashe sababta keentay inuu gadiidkiisa dagaal ka soo kaxeeyo Gambadhe waxaa lagu macneeyey in uu u baqay in laga la goosto isna u cidla soo istaago, wuxuuna markan u muuqda qorax casar joogta...

Sidoo kale waxaa aagga cadaadda lagu qabtay laba nin oo iska dhigayey ganacsatada halkaasi, balse waxay ahaayeen basaasiin reer ahaana ka soo jeedaa Beesha Isaaq, waxaana loo dhaadhiciyey dhinaca degmada Taleex oo uu haatan maamulka Khaatumo State Of Somalia uu si ku meel gaadh ahaana u sii degan yahay

Last Updated (Wednesday, 22 February 2012 12:59)

 

David cameron oo ah raysalwasaaraha dalka ingriiska ayaa gaashaanka udaruuray oo diidmo qayaxan ka yidhi aqoonsiga somaliland

raysal wasaare david cameron ayaa cadeeyey inaanay marnaba ajandaha shirka berito kadicidona london aan marnaba lagaga hadlayn gooni siutaaga somaliland marnaba england aqoonsandoonin somalilan

Read more...

 

Dr Shahaado xaafiduhulaah oo gargaar xaafimaad kawada deeganka buhoodle iyadoo ay dad badni kafaaiidaysteen

 

altXaaladda Caafimaad ee Gobalka Cayn ayaa guud ahaanba wanaagsan ka dib markii uu yimi Dr Siciid Shaado iyo Kooxo Caafimaad ay ka kala yimaaddeen Laascaanood iyo Garoowe, kuwaas oo asal ahaan ka soo jeeda SSC. Xaaladda Caafimaad ee Gobalka Cayn waxa ay ahayd mid aad u liidata ka hor intii aysan imaan Kooxaha Caafimaad ee soo gurmaday Dagaalladii dhacay awgeed.

Last Updated (Wednesday, 22 February 2012 12:13)

Read more...

 

Ujeedada Shirka Soomaalida Loogu Qaban Magaalada London

Xafiiska Britain ee Arrimaha Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyey Ahdaafta Shirka London, waxaana ka soo baxay qoraal sidan u dhignaa:  Inkastoo dadaal badan ay sameeyeen midowga Afrika Qaramada midoobe iyo beesha caalamka siyaasadda caalamiga ee Soomnaaliya ayaa wali guuleysan la a. Ka dib 20 sano oo dib u dhac ah Soomaaliya waxaa ay u baahantahay isbadal ay sameeyso bulshada caalamka iyo waliba madaxda Soomalida.

Read more...

 

Suudaan: Fanaanka caanka ahaa ee maxamed wardi oo geeriyooday

Maxamed wardi oo lagu xusuusto heesaha  nashiidoyinka iyo kuwa qaraamiga kunabaxa luuqadaha carabiga ayaa xalay kugeeriyooday caasimada khartuum

Last Updated (Monday, 20 February 2012 09:15)

Read more...

 

Xafladii khatumo state ee colombus ohio Sawiro

Halkan kadaawo

 

Madaxwayne Karaash iyo Garaad Saleban iyo Gaarad jamac oo Awrboogays Lagu soo dhaweeyey.

Waftitadda madaxwayne Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo Garaad Jaamac Garaad ismaaciil ayaa si heer sare ah Loogu soo dhaweeyey Deegaanka Awrboogays ee Gobolka Sool,waftidan ayaa Saaka Gelinkii Hore ka Anba baxay Deegaanka Sarmaanyo oo ka tirsan Degmada Taleex ee Gobolka Sool.

Read more...

 

Shirkada qaran Express oo joojisay dhamaan hawlihii adeeg ee ay uhaysay umada somaliyeed kadib markay soo foodsaartay dhaqaaloxumo

Cabdi qaadir xaashi jimcaale oo ah ninka ugusareeya xawaalada qaran ayaa sheegay in xawaalada ay soofoodsartay dhaqaalo xumo

Read more...

 

Madaxwayne C/Nuur Cilmi Cismaan iyo Wasiiro Ka tirsan Khaatumo State Of Somalia oo ka Dagay Mogadisho.

(Mugadisho)–Waxaa goor dhaway Garoonka Caalamiga ah ee Adan Abdulle Osman International Airport Ka Degay Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo State Of somalia Mudane C/nuur Cilmi Cismaan Qaaje**BIINDHE** oo ay Weheliyaan Wasiirka Aminiga Maamulka Khaaumo State Of Somalia Mudane Maxamed Ducaale Cabdi iyo Wasiirka Xidhiidhka Caalamiga ah iyo Arimaha Jaaliyadaha Mudane Xuseen Saleebaan Xaaji Axmed

Read more...

 

Madax Wayne Cabdi Nuur Cilmi Cismaan Qaanje Oo Baritoole Kadhoofi Doona Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Caabudwaaq Ee G/ Galguduud

Madax wayne ku xigeenka maamulka khaatumo stats of somaliya mudane cabdi nuur cilmi qaaje biindhe ayaa baritoole lagu wadaa in uu kaduulo garoonka daiyaaradaha ee qaabud waaq international airport oo mudooyinkii udan beeyey ba ku xayirnaa magaalada gaalkacayo ee xarunta gobolka mudug kaas oo ay ku carqaladeeyeen niman iyagu ka amar qaata faroole

Read more...

 

Golaha Sare ee Dhaqanka Ee Beesha Dhulbahante( Xeer Hoosaadka iyo Waajibaadka Golaha) “Akhriso”

Waxaa Qoraalkan Shabakada Allcayn U soo gudbiyay Mukhtaar Cismaan Cabdixaashi oo Hadda ku Sugan Magaaladda Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

Last Updated (Thursday, 16 February 2012 09:56)

Read more...

 
Guul Guul Soljoogto

Xaflad lagusoodhaweynayo khaatumo state looguna hanjabayo SNMta oo kadhacday lascanod
Gaadhigii SNM laga soo qabsaday
Prefossor Cali Khaaliif oo la hadaly jaaliyadda SSC iyo Jaaliyadda Soomaalidda EE M
wafitigii qabanqaabada
Ciidan ka soo goostay soomaliland
Afhayeenka Golaha Cuqaasha Buuhoodle
Boga suugaanta

Ila Akhri Qisaadii cilmi iyo Hoda
oo yaan lagaaga sheekayn
Halkan Riix>>

Guubaabo dhulbahante
Libdhi Maysid Lascanod
Qaybta Nololsha
Who's Online
We have 10 guests online
Polls
Codaynta webka Yaa weynaa ama hor jiray?
 
Farmaajo iyo Aamiin Caamir
sanad guuro SSc
Shaxda Qabalay


Halkan Kala soco arimaha
Shaxdaqabaley Riir Halkan>>>