wararkii ugu dambeyey

       Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan

Read more

Ugaandha Kampala

     Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

Read More....

Feed Display
No Feed URL specified.
Page-ka Abdi Bile
Cadadka booqashada

Adigu waxaad

tahay Booqde
nr

Banner

Raul Gonzales oo ku biiray naadiga Schalke

User Rating: / 0
PoorBest 

halyaygii kooxda Real Madrid kabtan Raul Gonzales ayaa ku biiray kooxda Schalke ee dalka Jarmalka isaga oo soo gaba gabeeyey 18 sano oo uu ka tirsanaa naadiga ka dhisan dalkaasi Spain.



Raul oo ah 33 jir ayaa shalay ku dhawaaqay in uu isaga tagay kooxda kuna sii jeedo laba horyaal midkood oo kala ah horyaalka Bondesliga ee dalka Jarmalka ama horyaalka dalka Ingiriiska ee Premier League.

Laakin maanta ayuu saxiixay heshiis laba sana ah oo uu kaga mid noqday naadiga Schalke oo xilli ciyaareedki lasoo dhaafay kaalinta labaad ka gashay horyaalka Bundesliga.

"Waxaan heshiis la saxiixanay nin waaya arag ah isla markaana ah gool dhaliye qatar ah dunida oo dhanna laga yaqaano, saxiixiisa ayaa ah talaabo muhiim ah oo aan isku xoojinay anaga" ayuu yiri tababaraha kooxda Schalke Felix Magath.

Raul ayaa ah gool dhaliye qatar ah waxaana uu kooxda u saxiixay 323 goals kadib 741 kulan oo uu u saftay, xulka Spain ayuu u dhaliyey 44 gool 102 kulan oo uu u ciyaaray.

allcayn

news

buhodle

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
G, jamac.Dooha Qadar

     Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Doha Qatar Lagu Soo Dhaweeyey.

Daawo Sawiradda

M sheekh shariif

     Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar

Read More..........

Last news SSC

   

Hogaanka SSC oo magacaabay Xisaabiye, Khasnaji Cusub Xilkiina ka qaaday Taliyihii Ciidanka.

Read More......

hamabalyo Hambalyo Dhalasho
Abwaan C/casiis Axmed Faarax

Halkan kala soco Abwaanka
Cusub ee reer Buuhoodle
C/siis Axmed Faarax

gabaydiisiina waa ku wan.

Darwiishland

Magacba ay 

XAABSADE

PUNTLAND

Somali Radio

BBC