Isgaadh siinta cariga SSC oo noqotay kudaafad u adeegayaasha SNM-ta
Waa layaab ah in ay nimanka ka ganacsada khadka hawada cariga SSC ay ka fogyihiin dhexdhexaad umadda oo dha ay u hiyiin.
Ku waas oo mar alaalle iyo markii ay kacdoon umada ah arkaanba, jaraya khadka isgaarsiinta cariga.
Marka waxaa layaable sidee dadku arintaas u adeecay ama maxay ka bixiyaan oo ay ka dhigtaan sabab ta ay ugoosanayaan-
Ninmankaasi waa cadawga koobaad ee umada ee halaga feejignaado khadka telefonkana ha laga soo xiro meelo ka madax banaan Siyaasad iyo dhan lasocodka ay wadaan kuwa haatan ka shaqaysta dalka.
Waa in la yeeshaa sigaarsin madax banaan sidegdeg ahna ´loo soo xiraa arintaas.
Last Updated (Monday, 19 July 2010 21:13)
Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan
Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar




