wararkii ugu dambeyey

       Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan

Read more

Ugaandha Kampala

     Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

Read More....

Feed Display
No Feed URL specified.
Page-ka Abdi Bile
Cadadka booqashada

Adigu waxaad

tahay Booqde
nr

Banner

dhulbahantow maqaamkaagu waa magan sideediiye.

User Rating: / 4
PoorBest 

Gabaygan waxaa tiriyey c/casiis axmed faarax gabaygan waxaa uu kahadlayaa aaya xumada dhulbahante iyo cadawgooda oo ay hada gacantiisa galeen umadina marka ay qaran baxayso waa inay gonda coloowdaa taa ayaa keenaysa inuu usahlanaado cadawgu inuu mulko gabayga waxaan curiyey markii aan arkay xiqdiga xasadka
iyo xumaanta dhex taala dhulbahante taas oo muuqata inuu soo gaadhay heerkuu ku qaran jabi lahaa waxaa la yidhi doqontu il ayey leedahay ishana ninka xiga ayey ku aragtaa.


dadku midabka wayskaga mid iyo muuqa oogada e
masaakiin dadkii nagu matalay magan ka hoosaysa
alaylehe maqaamkaa rayiga wa umaloownaaye.

magacii shirshooriyo lawaa muunadii boqore
manfac iyo hunguri baa ka dhigay maatadoo kale e
madhibaanka reeraha la yaal yeyga magac roone

masiirkii markuu qaad tagiyo mijin waxaan dhaamin
ee mooshinkii laga dhigay miiska waxa saaran
meeqaamka reeruhuba waa mood aduunya ahe

hadba kii manfaca siiya haw mashxaradeene
mulxidkii riyaalaba marbuu muunad la ahaaye
murtadkay umaansoonayeen yaa mudh soo yidhiyiye

mooryaanki moorya dhaay  maanta yaa yimiye
malkaduu kasii ridi horay muflis uraaceene
malahay waxaa laxaa lagu meteli duul midgoo kale e

markaasay cabiid iyo ahaan magan sideediiye
muluukbay isaaq noqonyaan duul maqaawirahe
sida duu mashaawira leh yey martabadayne

sida maal aduun yaa hartiga loo mulkiyayaaye
hadba meerisbay furi intii mudan ayaantaase
warsan gelina midigtay ku qaban waa makalayaane

hadii maanta aan laga hortegin maadi waa gole e
allaylee midaa ninki igu macniya malaha taariikhe

majeerteena waa qaadanyahay muudalbow taline
hadii midigta cadawgoodu dego moosku soo durugye
inay maalintaa gacanta gelin waa mid la hubaaye
allaylehe waxay moodayaan male ku beenawye

mareexaana waa naga fogyahay tobonkun oomayle
hadii meel dhow laga eegayo nalama maageene
muusanowga iigama tageen maalin dirireede

makaahiil hadaan xabashi qaban muran majoogeene
muruqooda cadawbaa haya midigta xoogiiye
koluu maalin habaryoonis galo waa mintidi laaye

dhulbahantow maqaamkaagu waa magan sideediiye
madaxiyo calooshaad rabteen maanta lagu siiye
maxlalkaba wadaadadu marbay meherka diidaane

waxa aad miciin moodaysadaan waa martabadiine
ka milaasha waataad gunyahay madhaxa doonteene
wax munaafaq taladiisu tahay mur iyo deebaaqe

waxa uu masala gaab xukumo waa mid oo noqone
nin walaalki magacii ka dhiman male karaamaade
maalbaa calooshaw fadhida maaxatoo dumiye

meeshaa bukta xaasidkay malaxi jiiftaaye
mana bogsoodo jeeruu galo madawga naareede
dhulbahantaa mataalkaa noqdee halagu maadaysto

writen by jamac buraale

Abwaan C/casiis Axmed farax

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

tel 0044534324097

 
G, jamac.Dooha Qadar

     Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Doha Qatar Lagu Soo Dhaweeyey.

Daawo Sawiradda

M sheekh shariif

     Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar

Read More..........

Last news SSC

   

Hogaanka SSC oo magacaabay Xisaabiye, Khasnaji Cusub Xilkiina ka qaaday Taliyihii Ciidanka.

Read More......

hamabalyo Hambalyo Dhalasho
Rayiga umada
Toloow maxaa inoodan ah
 
Abwaan C/casiis Axmed Faarax

Halkan kala soco Abwaanka
Cusub ee reer Buuhoodle
C/siis Axmed Faarax

gabaydiisiina waa ku wan.

Darwiishland

Magacba ay 

XAABSADE

PUNTLAND

Somali Radio

BBC

Who's Online
We have 5 guests online