wararkii ugu dambeyey

       Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan

Read more

Ugaandha Kampala

     Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

Read More....

Feed Display
No Feed URL specified.
Page-ka Abdi Bile
Cadadka booqashada

Adigu waxaad

tahay Booqde
nr

Banner

Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan

User Rating: / 2
PoorBest 

Xaalada deegaan hoosyimaada degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa degen ka dib markii ay halkaasi ka dheceen dagaalo u dhexeeyay ciidamo kala taabacsan Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab iyo Ahlusuna waljameeca oo in dhowaale halkaasi isku hor fadhiyay

Dagaal xoogleh oo aan khasaarihiisa la xaqiijikarin ayaa shalay gelinkii dambe ilaa iyo xalay ka soconayay deegaankaasi iyadoo ay labada dhinac isku adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan .

Deegaanka lagu dagaalamay ayaa waxaa lagu magacaabaa Goobo waxaanu hoos yimaadaa degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, xaalada deegaankaasina waa mid degen iminka waxaase gacan ku heynta deegaankaas haya xarakada Shabaab Almujaahidiin.

Si kastoo ay ahaataba dadka degen deegaanka lagu dagaalamay ayaa muujinaya cabsiyo xoogan oo ku aadan dagaalo markale halkaasi ka qarxa, waxaanay qaarkood sameynayaan barakac.

Marka laga yimaado xaalada oo hada degen ayaa hadana waxaa jira sida ay noo sheegeen dadka deegaanka maxaas xiisado dagaal iyo isku hub urursi labada dhinac ah taasina waa mida keentay in ay dadka muujiyaan wal walka iyo walaaca ay ku barakacayaan.

Allcayn.com

SSc somalia

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 
G, jamac.Dooha Qadar

     Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Doha Qatar Lagu Soo Dhaweeyey.

Daawo Sawiradda

M sheekh shariif

     Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar

Read More..........

Last news SSC

   

Hogaanka SSC oo magacaabay Xisaabiye, Khasnaji Cusub Xilkiina ka qaaday Taliyihii Ciidanka.

Read More......

hamabalyo Hambalyo Dhalasho
Rayiga umada
Toloow maxaa inoodan ah
 
Abwaan C/casiis Axmed Faarax

Halkan kala soco Abwaanka
Cusub ee reer Buuhoodle
C/siis Axmed Faarax

gabaydiisiina waa ku wan.

Darwiishland

Magacba ay 

XAABSADE

PUNTLAND

Somali Radio

BBC

Who's Online
We have 12 guests online