wararkii ugu dambeyey

       Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan

Read more

Ugaandha Kampala

     Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

Read More....

Feed Display
No Feed URL specified.
Page-ka Abdi Bile
Cadadka booqashada

Adigu waxaad

tahay Booqde
nr

Banner

Nairobi

User Rating: / 0
PoorBest 

Nairobi(Allcayn: Sida lagu sheegay war murtiyeed ay soo saartay Dowladda Kenya ayaa waxaa lagu sheegay inay ka war heshay xogo la xidhiidha in dagaalyahano ka yimid wadamada Caalamka ay ku qul qulayaan Soomaaliya, si ay uga bar bar dagaalamaan Kooxaha Islaamiyiinta ee ka wada geyiga Soomaaliya Dagaalada aan kala joogsiga lahayn.

Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in Wasiirka Arrimaha Dibada Kenya Moses Wetangula uu sheegay isaga oo ku sugan magaalada Nairobi xilli uu wareysi siinayay wakaalada wararka ee AP in dagaalyahano ka socda dalalka Ciraaq, Pakistaan, Afganistaan iyo dalal ka tirsan Afrika ay ku qul quleen Soomaaliya si ay uga barbar dagaalamaan xoogaga Islaamiyiinta.

Dhina kale mar wax laga  weydiiyay hadii uu hayo tirada dagaalyahanadaas ayuu sheegay in tiro go'an aanu heyn, hase ahaatee walaaca ugu weyn ayuu sheegay inay tahay in falal argagixiso ka geystaan dalalka Gobolka iyo caalamka intiisa kaleba.

Wasiirka ayaa waxuu sidoo kale sheegay in qalalaasaha iyo sharci la'aanta ka jirta Soomaaliya ay fududeysay in dagaalyahano ka yimid dalal fog ay galaan Soomaaliya, kuwaasoo uu cadeeyay inay xiriir dhow la leeyihiin Al-Qaacida oo ay cadaawad weyni ka dhaxayso dalalka Reer Galbeedka.

Isaga oo hadalkiisii siiwatana waxuu yidhi "Soomaaliya waxay hoy argagixiso u tahay Al-Qaacida, dagaalyahanada ajaaniibta waxay garab siinayaan Kooxda mayalka adag ee Shabaab" welibana waxuu carabka kusii adkeeyey ahmiyda ay lee dahay in arintan indho fiiqan lagu eego amaba sida ay laga maarmaan u tahay xasilooni ka dhalata Soomaaliya.


 
G, jamac.Dooha Qadar

     Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Doha Qatar Lagu Soo Dhaweeyey.

Daawo Sawiradda

M sheekh shariif

     Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar

Read More..........

Last news SSC

   

Hogaanka SSC oo magacaabay Xisaabiye, Khasnaji Cusub Xilkiina ka qaaday Taliyihii Ciidanka.

Read More......

hamabalyo Hambalyo Dhalasho
Rayiga umada
Toloow maxaa inoodan ah
 
Abwaan C/casiis Axmed Faarax

Halkan kala soco Abwaanka
Cusub ee reer Buuhoodle
C/siis Axmed Faarax

gabaydiisiina waa ku wan.

Darwiishland

Magacba ay 

XAABSADE

PUNTLAND

Somali Radio

BBC

Who's Online
We have 3 guests online