wararkii ugu dambeyey

       Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan

Read more

Ugaandha Kampala

     Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

Read More....

Feed Display
No Feed URL specified.
Page-ka Abdi Bile
Cadadka booqashada

Adigu waxaad

tahay Booqde
nr

Banner

Magacba ay

User Rating: / 0
PoorBest 

GABAYGAN WUXUU CURTAY SHIRKII HORSEED OO AHAA REJO SOOCLIN IYO MARKII UHORAYSAY
OODHULBAHANTE ISAGA OOMADAX BANAAN KA TASHADAY DANIHIISA TAAS OO HALGAAD KUNOQOTAY
IYO NAXDIN MAAMULADA YARYAR
 
MAGAC BAY DHULBAHANTOW ADAAN MEELA KU CADAANE
LABADA MAAMULEE IDINLADEGEY MALAHA MAAMUUSE
HADAAD MAANTA TAAGARWSATEEN MAHAD ILAAH WEEYE
 
MOOSHINBAYDIN KALA GEETEY IYO MUR IYO DEEBAAQE
MUGDI IYO CIDHIIDHBAAD GASHEEN MAGAN SIDEEDIIYE
HADII MAALIN AAD MUUQATEEN MAHAD ILAAH WEEYE
 
MAJEERTEEN DADNIMO MALAHA AAD KULA MIDAWDAANE
MACNA KUGUMA TARO MAALINTAAD HIIL UDAYATAANE
HADAAD MAANTA TAA  GARAWSATEEN MAHAD ILAAH WEEYE
 
MIDNIMADU MIHIIM INAY TAHAAN CIDI K MAARMAYNIN
OO AY MUDNAANTAHAY TOLKOO MEEL UWADA JEEDA
HADAAD MAANTA TAA GARAWSATEEN MAHAD ILAAH WEEYE
 
TOLKI AAN MASHAAWIRA LAHAYN MALA MAAMUUSE
TALADAAN MILGALAHAYNI WAA MOORA KALA GUURE
HADII MAAMUL AAD YEELATEEN MAHAD ILAAH WEEYE
 
MUDUC IYO MUDAACALAY HADII LAGA MAQNAAN WAAYEY
MAJLIS SHUURA OO LOOGU TAGO XAAJADII MURUGTA
MAJLIS FULIN HADAAD YEELATEEN MAHAD ILAAH WEEYE
 
MUSUQ MAASUQ IYO BEENTU WAA MAHADHO SOO TIILE
WAA WAXAAD MAREEGTAW GASHEEN MAQAL SIDEEDIIYE
MABDA ADAG HADAAD YEELATEEN MAHAD ILAAH WEEYE
 
COLKA MAXAD UKEENTEEN ARLADA MUUDALKIYO TUUGA
MAXAA LOO MISHIMAY GOBOLKA WAYN YUU KU MAGAC YEESHAY
MOORYAANKA MAXAA LOOGU FURAY LOOGU MARA SAARAY
 
MURAADAYNTU WAA MAXAY GUNBAAN MEEL KA SOO BIXINE
NIN RAGAYS MIRTEE MACANGAGBAAN MEELA KUU GELINE
MACNAHAA WARYAA GARANAYIYO MAANTA CILINKOODA


 
G, jamac.Dooha Qadar

     Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Doha Qatar Lagu Soo Dhaweeyey.

Daawo Sawiradda

M sheekh shariif

     Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar

Read More..........

Last news SSC

   

Hogaanka SSC oo magacaabay Xisaabiye, Khasnaji Cusub Xilkiina ka qaaday Taliyihii Ciidanka.

Read More......

hamabalyo Hambalyo Dhalasho
Rayiga umada
Toloow maxaa inoodan ah
 
Abwaan C/casiis Axmed Faarax

Halkan kala soco Abwaanka
Cusub ee reer Buuhoodle
C/siis Axmed Faarax

gabaydiisiina waa ku wan.

Darwiishland

Magacba ay 

XAABSADE

PUNTLAND

Somali Radio

BBC

Who's Online
We have 5 guests online