wararkii ugu dambeyey

       Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan

Read more

Ugaandha Kampala

     Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

Read More....

Feed Display
No Feed URL specified.
Page-ka Abdi Bile
Cadadka booqashada

Adigu waxaad

tahay Booqde
nr

Banner

Daawo soo dhowayntii Garaadada Magaalada Buuhoodle.

User Rating: / 56
PoorBest 

Bulshawaynta ku dhaqan Magaala madaxda Gobolka Cayn ee Buuhoodle ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku soo dhowayey Wefti ka koobnaa Garaado Isimo iyo Cuqaal iyagoo kaga hor tegay meel aad ugabaxsan magaalada buuhoodle.

 

 

Univesal TV C/Raxamaan soomali

Last Updated (Monday, 07 June 2010 21:45)

Read more...

 

Warbal fiirsha reerkii waxa haysta, Waan kula jeclaa Dhulbahantoow meesheed maanta jiiftaan.

User Rating: / 52
PoorBest 

Wariyaha caanka ah ee uga soo waramay TV,ga Caalamiga ah magaalada Laascaanood Maxmed Shaqale ayaa saaka xabsiga dhexe ee magaalada Laascaanood loo taxaabay ka dib markii uu sheegay Faysal Cali Waraabe ka cawday war uu xalay laga sii daayey TV,Ga Universal .

Last Updated (Wednesday, 09 June 2010 13:30)

Read more...

 

Daawo Soo Dhawayntii isimada SSC ee Magaalada Buuhoodle.

User Rating: / 18
PoorBest 

Daawo sidii loogusoo dhaweeyay isimada SSC magaalada Buuhoodle ee xarunta hogaanka midaynta iyo badbaadada ee SSC.

 

Halkan Ka Daawo.

Read more...

 

Shakhsiyaad lasoo Adeegsaday oo sida sixun uga hadlay BBC iyo Daljir

User Rating: / 52
PoorBest 

Waxaa maanta magaalada Buuhoodle aad looga hadal hayaa  noqotayna wax aad loola yaabo shakhsiyaad lasoo adeegsaday kuwaas oo warar aan sal iyo raad toona lahayn kaga waramay Idaacadaha BBCda iyo idaacada ku hadasha Afka Puntland ee Daljir  iygoo waraysigoodaa ku cambaarynaya Salaadiintii shalay sida diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Buuhoodle ee ay horkacayeen Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Garaad jaamac Garaad Ismaaciil.

Last Updated (Monday, 07 June 2010 08:51)

Read more...

 

isimada SSC Qaar Kamida Oo Galabta Soo Gaadhay Magaalada Buuhoodle.

User Rating: / 33
PoorBest 

picture 010.jpg - 60.45 KbWafti balaadhan oo uu Hugaaminayo Garad Jama Garad Cali oo ka kooban Isimo,Khusuusi iyo Cuqaal ayaa  galabta xili danbe soo gaadhay magaaladda Buuhoodle iyad oo Hugaanka SSC iyo ku xigeenkiisuna ay kaga hortageen waftigan meel magaaladda ka baxsan ka dibna waxa ay u soo galbiyeen magaaladda waxana ay waftigan kolki danbe meel fagaare ah kala hadashay dadweynaha reer buuhoodle.

Daawo Sawirada

Last Updated (Saturday, 05 June 2010 06:39)

Read more...

 

Ururka Xisbul Islaam oo si nabad galyo ah kula wareegay gacan ku haynta bariga magaalada B/weyne

User Rating: / 6
PoorBest 

Ciidamo ka mid ah Ururka Xisbul Islaam ayaa saaka waxaa ay dib u qabsadeen mar kale Bariga magaalada Beledweyne waxaan cidamadaan saaka lagu arkay Saldhiga Booliska iyo Xarunta Maamulka ee Magaalada,ciidanka Xisbul Islaam ayaa maalin ka hor ka baxay Bariga magaalada ka dib markii ciidamo beeleed taagersab DFKM ay weerar ku soo qaadeen Magaalada Beledweyne

Last Updated (Thursday, 03 June 2010 20:13)

Read more...

 

Wararkii ugu danbeeyey dagaal saaka ka dhacay Waqooyiga magaalada Muqdisho

User Rating: / 1
PoorBest 

Muqdisho:-Waxaa saaka ka dhacay Degmooyinka Shibis iyo C/Casiis dagaal u dhexeeya ciidanka DFKM oo ay kaabayaan kuwa ciidanka AMISOM iyo ciidamo kal taabac san Xisbul Islaam iyo Ururka Al-shabaab.

Last Updated (Thursday, 03 June 2010 20:14)

Read more...

 

Badankooda Bangiyada Yurub waxey macaamiishooda uga digeen tuugo khatar ah oo xadeysa macluumaadka Kaarka Bangiga(Credit Card)......

User Rating: / 1
PoorBest 

Tan iyo markii wadamada bariga Yurub lagusoo darey Midowga Yurub loona furey xuduudoodii waxaa badatey Tuugada noocyada kala duwan ah ee Yurubta horumartay kusoo badaneysa.markii hore waxey ka bilaabeen iney xadaan  Baabuurta,Baaskiilada iyo dadka oo ay jeebsiibaan meelaha Tareenada laga raaco ama Baska dhexdiisa.

Read more...

 

Go`aamadi ka so baxay shirkii ay so qaban qaabiyeen ururka BARAKO EE HABLAHA SSC EE BRISTOL UK ee la qabtay 30/05/2010

User Rating: / 18
PoorBest 

SHIRKII AY SO QABAN QAABIYEEN URURKA HABLAHA SSC EE BARAKO EE BRISTOL UK EE LAGU QABTAY MAGAALDA BRISTOL UK,
SHIRAKAAS OO AY KA SO QAYB GALEEN DADWEYNE AAD U TIRA BADAN OO KA SOO JEEDA GOBOLADA SSC,
AYA UGU HORAYN WAXA LAGU FURAY AYADO QURAANKA KARIIMKA AH SIDA DHAQANKA ISLAAMKA EE SUUBANU SHEEGAYO.


INTA KA DIB WAXA MICROPHONE KA LAGU SO DHOWEYEY GUDOOMIYAHA URURKA BARAKO EE HABLAHA SSC EE BRISTOL.

Last Updated (Wednesday, 02 June 2010 21:51)

Read more...

 

Soomaaliland oo welin wadata Nacjadii ay dadku naceen waa hore.

User Rating: / 13
PoorBest 

SMN-ta Waqooyiga soomaaliya ayaa waxay ka ilbixi waydey nacjadii ay dadka reer SSC ay naceen waa hore ku waas oo aan agta umada waxba ka ahayn maanta iyo maalinkale midna.

Nacjada waxaa kamid ah qadaamka weyn ee Ali Sandule

( ninkaas oo dhulka SSC looga yaqaan Cali Duli.)

Halkaas waxaa ka muuqanaysa in ay SNM-ta waqooyi iyo ina riyaale ay ku fashilmeen. Sidii umada degta SSC loola dhaqmi lahaa dhanka siyaasada guud.

Last Updated (Wednesday, 02 June 2010 21:34)

Read more...

 

Isimadda SSC Oo Siweyn Loogu soo Dhawaayey Karin-dabaylweyn iyo Saaxdheer.

Saaxdheer:-Isimadda oo ay weheliyaan Cuqaal, Xubno Khusuusiga ka mid ah iyo Saraakiil sar sare ayaa waxaa ay abaaro 5:30 subaxnimo ka soo kici timeen Xarunta  ku meel gaadhka ah ee SSC magaalada Buura-wadal.

 

Daawo Sawirada

Read more...

 

Xulka Qaranka england oo la magacaabay iyo rag laga tahay Walcott,Bent iyo dowson oo laga yimid

 

Tababaraha qaranka Ingiriiska Mr Capello ayaa ugu danbeyn daaha ka rogay 23ka askari ee uu la aadi doono dalka Koofurta Afrika oo ay ku ballansan yihiin 32ka dal ee ka qeyb galaya koobka Aduunka.

Read more...

 

Xaalada magaalada baladwayne oo cirka isku shareertay

 

Inkasta oo ay xaalada magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan xasilooni ku jirto saacadihii lasoo dhaafay ayaa hadana waxaa jira dagaalo laga cabsi qabo inay markale halkaas ka qarxaan,waxaana la dareemayaa diyaar garow ay labada dhinac kawadaan gudaha magaalada Baladweyn.

Read more...

 
G, jamac.Dooha Qadar

     Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Doha Qatar Lagu Soo Dhaweeyey.

Daawo Sawiradda

M sheekh shariif

     Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar

Read More..........

Last news SSC

   

Hogaanka SSC oo magacaabay Xisaabiye, Khasnaji Cusub Xilkiina ka qaaday Taliyihii Ciidanka.

Read More......

hamabalyo Hambalyo Dhalasho
Rayiga umada
Toloow maxaa inoodan ah
 
Abwaan C/casiis Axmed Faarax

Halkan kala soco Abwaanka
Cusub ee reer Buuhoodle
C/siis Axmed Faarax

gabaydiisiina waa ku wan.

Darwiishland

Magacba ay 

XAABSADE

PUNTLAND

Somali Radio

BBC

Who's Online
We have 6 guests online