Abu Zubeyr oo u hanjabay Uganda iyo Burundi
Last Updated (Monday, 05 July 2010 13:35)
Maxaad ka taqaanaa qabiilada ay kasoo jeedaan xubnaha cusub ee Golaha Wasiirada (Warbixin) Shalay gelinkii danbe ra'isulwasaaraha KMGS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa kaga dhawaaqay Magaalada Muqdisho in uu isku shaan dheeyey xukumadiisa.
Madaxweyne Shariif oo duhurkii maanta ka duulay Magaalada Muqdisho.
Dagaal maanta dhexmaray Muqdisho Ciidamada Xarkada Allshabaab iyo kuwa dawlada .
Qodobadii Shirkii "Qaaxo ee SNM Sanadkii 1987
Last Updated (Sunday, 04 July 2010 18:28)
Spain oo Paraguay ka takhalustay
Wasiirada Cusub ee Dawlada somalia oo lagu dhawaaqay
Last Updated (Sunday, 04 July 2010 08:11)
Gacanku dhiigle Siilaanyo oo dirta waqooyi dooratay.
Last Updated (Thursday, 01 July 2010 21:55)
Xuska Maalinta qaaliga ah ee 1-da july
Last Updated (Thursday, 01 July 2010 08:46)
GHana oo Loo Taagwaayey
Degmada Kalabaydh oo Saaka Dagaal ka bilaabmay welina uu ka socdo
Last Updated (Saturday, 26 June 2010 12:23)
Wararkii Ugu dambeeyey Dagaaladii xalay ka dhacay Widhwidh iyo Bali Hadhac.
Dagaaladaas xalay ka dhacay magaalada Widhwidh ayaa ilaa hada aan lasoo sheegin wax Qasaare ah oo soo gaadhay Xoogaga SSC halka Suuf aloolka soomalidiidka ah lagu soo waramayo in dhanka magaalada Oog ay geeyeen dhaawac iyo dhimasho ka soo gaadhay Dagaalkii Xalay. Last Updated (Saturday, 26 June 2010 11:51)
|
Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan
Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

04:00 GMT
Sida loo dhagaysto

Madaxa xarakada Shabaab, Abu Zubeyr, oo Soomaalidu u taqaan, Axmed Cabdi Aw Maxamuud Godane, ayaa ugu hanjabay Shucuubta Uganda iyo Burundi in iyaga laga goyn doono duqeyenta ku dhacaysa Shacabka Soomaaliyeed.
Shalay gelinkii danbe ra'isulwasaaraha KMGS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa kaga dhawaaqay Magaalada Muqdisho in uu isku shaan dheeyey xukumadiisa.
Madaxweynaha Dowlada KMG ah ee Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta goor duhurkii ah waxay ka dhoofeen garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho Caasimada Dalka.
Dagaalo iyo duqeymo culus oo u dhaxeeyey Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Ururka Al-Shabaab ayaa mar kale maanta ka dhacay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho
Waxaa xusid mudan taariikhda maguurtada ah ee ku astaysan habdhaqanka danbiile Axmed Maxamud Silaayo ugu horyn waxauu ka mid ahaa dadka faro ku tiriska ah ee ka nool inta loo tiriyo xilka iyo eeda xukumadihii hore sida xukumadii hore loo odhan jiray jamhuuriyadii Soomalia.
Xulalka Spain iyo Paraguay ayaa xalay ciyaaray kulankooda kala baxa ahaa ee looga gudbayey Semi Finalka iyagoo gool qura kaga adkaaday Xulka Paraguay oo nasiibka ka hiiliyey.
Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa Maanta waxaa uu ku dhawaaqay magacyada Wasiirada Xukuumadiisa, waxaana wasiiradaasi ay kala yihiin sidaan hoos ku qoran.
Danbiile dagaal gudoomiyihii hore ee Jabhada SNM Axmed Siilaanyo oo howl fiican u qabtay jabhadaas Beeshiisu lahayd Xiligii uu madaxda ka ahaa, ayaa maantana waxa loo doortay in uu soo xero geliyo Degaanda Harti oo la rabo in xoog loo isticmaalo,ka dibna Beeshiisu noqon doonto Dowlad
Ghana waxay dhulka ka qaaday sharafta iyo karaamada dadka Afrikaanka ah iyadoo lix dal ay iyadu ka mid tahay ay kasoo qeyb galeen Tartanka Kubada Cagta Aduunka dhamaantoodna isaga haray tartanka qeybahiisa kala duwan marka iyada laga reebo.
Wararka naga soogaadhaya degmada kalabaydh Iyo XUDUN aya waxa ay shegayan in saaka subaxnimadii uu kabilowday dagaal kadib markii lageyay sanaduqdii codaynta Dorashoyinka maamulka lamagac baxay somaliland ayaa waxa lashegaya inay werar aykuso qadeen ciidamada xogaga ssc ee sifaynta kawada Degaanada Sool Sanaag iyo Cayn.
Sida waraku sheegayaan waxaa
Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar




