Newsflash

 

Isdiiwangeli






Lost Password?
No account yet? Register

wararkii ugu danbeeyay ee gobolada SSC
Soodhawayntii Dr,saleebaan ee degmada Boocame.
Written by Abdirahman Cumar   
Friday, 25 July 2008

Sample Image

Safar iyo socdaal dheer oo aanu kaga anba baxnay magaalada Xarunta ah ee Buuhoodle kadib waxaanu gaadhnay magaalada Saaxdheer oo uu kusugan yahay Garaad jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac halkaas oo siwayn n aloogasoo dhaweeyay.

 

 

Last Updated ( Friday, 25 July 2008 )
Read more...
 
Baarlamaanka PL oo ka doodaya Dastuurka cusub.
Written by Abdirahman Cumar   
Tuesday, 22 July 2008

Xubnaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maalmahan waday kulankoodii caadiga ahaa ee 20-aad kaasoo iyadoo Baarlamaanku uu ka doodayey mudooyinka ajandayaal, waxaana shalay Baarlamaanka la horkeenay Ajandaha 11-aad oo ay ku jirtay qodobka dib u eegista Dastuurka taasoo keentay in Xildhibaanada qaarkood ay ku kala aragti duwanaadaan.

 

 

Last Updated ( Tuesday, 22 July 2008 )
Read more...
 
Dr,Saleebaan Oo Lakulmay Ururka SOYDO
Written by Abdirahman Cumar   
Monday, 21 July 2008

Waxaa saaka subaxnimadii kulan balaadhani ku dhex maray xafiiska Ururka dhallinyarada ee Somali Youth Development Organization oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan SOYDO musharaxa madaxtinimada DGPL Dr. Saleebaan Ciise Axmed iyo xubnaha maamulka ururka SOYDO, kulankan oo ay ururku ku soo bandhigeen waxqabadkooda, ujeedooyinkood, iyo waxqabadka ay higsanayaa.

 

Daawo Sawirada:-

 

 

Last Updated ( Tuesday, 22 July 2008 )
Read more...
 
Digniin Kasoo Baxday Golaha Difaaca iyo Siyaasada.
Written by Abdirahman Cumar   
Monday, 21 July 2008

Waxaa marba marka kadanbaysa isasoo taraya eedaymaha kala duwan ee loosoo jeedinayo maamulka hargaysa oo isagu qorshaynaya in wafti alaadhan iyo Haayado usoo diro magaalada Buuhoodle arintaas oo walaac fara badan dhalisay noqona karta mid khalkhal galisa amaanka G/cayn.

 

Read more...
 
Waftidii Boocame oo Booqatay Daryeel Hospital.
Written by Abdirahman Cumar   
Monday, 21 July 2008

Waftidii balaadhnayd ee dhawaan kazoo kicitintay magaalada Boocame Ayaa Booqasho dheer ku bixiyay qaybaha kala duwan ee Cisbitaalka daryeel Hospital Cisbitaalkan oo ah Cisbitaalka ugu wayn mandaqada SSC Dhisitaankiisana ay ka qayb qaateen Xubno kamida waftida haatan Katimid magaalada Boocame oo uu kamid yahay Aadan Jaamac Faarax (aadan Balaag).

Daawo Sawirada:-

Read more...
 
Baaq ay soo saareen Beesha Adaan Axmed.
Written by Abdirahman Cumar   
Sunday, 20 July 2008

Sample Image

Anagoo ah waxgaradka iyo odayaasha Beesha aadan Axmed waxaanu Baaq digniin ah u diraynaa Maamulka Hargaysa iyo Haayadaha usoo kicitimaya Magaalada Buuhoodle ee Xarunta G/cayn Anagoo ka hortagayna waxkasta oo khalkhal galin karaya amaanka iyo Xasiloonida Magaalada Buuhoodle Waxaanuna leenahay Haayadahaasi Waxtar noomasoo wadaan ee waxay noosoo wadaan waxyeelo markaa waxaanu Go,aansanay inay Naga joogaan oo aanay noo imaan.

 

 

 
Last Updated ( Sunday, 20 July 2008 )
Read more...
 
Dib udhac kuyimid shirkii garoowe.
Written by Abdirahman Cumar   
Saturday, 19 July 2008

Suldaan Saciid Maxamed Garaase oo ku dhawaaqay dib u dhac ku yimid shirkii lagu balansanaa 20-ka bishan inuu ka furmo Garoowe.

 
Read more...
 
Tahniyad iyo Hambalyo Dhalasho.
Written by Abdirahman Cumar   
Friday, 18 July 2008

Dhamaan Qoyska iyo qaraabada Reer Cabdi Xuseen (Reer Ayjeex) waxay halkan tahiyad iyo hambalyo dhalasho hawada umarinayan Saleebaan Cabdi Xuseen iyo Marwdiisa Luul aw Maxamed oo ay gabadhi ugu dhalatay magaalada Buuhoodle 8/7/2008.

 
Last Updated ( Friday, 18 July 2008 )
Read more...
 
Wafti Balaadhan oo Soogaadhay Buuhoodle.
Written by Abdirahman Cumar   
Friday, 18 July 2008

Wafti balaadhan oo kazoo kiitintay magaalada Boocame ayaa soogaadhay magaalada Buuhoodle ee xarunta G/cayn iyagoo safargaabana kusoo maray magaalada Saaxdheer oo haatan kusuganyhay Garad jaamac Garaad Cali waftidaas oo Qaarkood lasocdeen markii hore musharaxa madaxwayne nimada Puntland Dr,saleeban ciise axmed hase ahatee maalmo ku hakaday magaalada Boocame.

 

Daawo Sawirada:-

 

Last Updated ( Friday, 18 July 2008 )
Read more...
 
P/L Oo Sheegtay iney Werareyso Ceerigaabo.
Written by Abdirahman Cumar   
Thursday, 17 July 2008

Ciidamo iyo saraakiil ka socota MGLP ayaa shalay gaaray magaalada Laas Qoray si loo xoojiyo amaanka degmadaasi oo dhawaan ay ka baxeen ciidamada Somaliland oo mudo maalmo ah ku sugnaa.



 

Read more...
 
Puntland oo xukuntey Nin ka tirsanaa Al-Shabaab.
Written by Abdirahman Cumar   
Thursday, 17 July 2008

Sample Image

Maxkamada Darajada Koowaad ee Magaalada Boosaaso ayaa xukun ku ridey Nin lasheegay in uu ka tirsan yahay Ururka Al-Shabaab oo Puntland dagaal adag kala dhaxeeyo.

 

Read more...
 
Wararkii ugu danbeeyay ee Shilkii Buuhoodle.
Written by Abdirahman Cumar   
Thursday, 17 July 2008

Sample Image

Saaka Subaxnimadii goorhore ayaa Ciidamada Booliska ee Buuhoodle ay ku wareejiyeen Gacanku dhiiglihii dhawaan Shilka Toogashada kagaystay magaalada buuhoodle Beeshii uu kazoo jeeday Gacan ku Dhiigle Asad cali Khuuro iyadoo lafilayo in lagu wareejiyo beeshii uu kazoo jeeday ale haw naxariistee marxuun Cabdi Cawil Aadan Gubadle.

 
Read more...
 
Raysalwasaaraha D/F/S oo ka hadlay Nabadda.
Written by Abdirahman Cumar   
Wednesday, 16 July 2008

Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen ayaa ku dhawaaqey in uu iscasilayo ,hadii uu helayo nabad ku soo laabaneysa dalka Soomaaliya.

 

Read more...
 
Ku_ xigeenka G/sool oo dil ka badbaadey
Written by Abdirahman Cumar   
Tuesday, 15 July 2008

Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Sool ee maamulka Somaliland Maxamed Faarax Indho-Buur ayaa xalay ka badbaaday isku day dil kadib markii kooxo aan la garan ay la beegsadeen rasaas xili uu ka soo baxay Salaadii cishaha kadib.

Last Updated ( Tuesday, 15 July 2008 )
Read more...
 
Gabay Dhexdhexaadin ah, Mustafe Maxamuud.
Written by Abdirahman Cumar   
Tuesday, 15 July 2008

Sample Image

Anigoo ah Mustafe Maxamuud Xaaji Cali Kana mida muslimiinta Degen Wadanka isutaga imaaraadka Carabta Dhawr jeer markii aan arkay ereyada gabayada iyo hadalada lays dhaafsaday Waxay igu kaliftay inaan tixdan gabayga ah tiriyo, Sida idiin muuqatana tixdani waxay tusaalaynaysaa nin walaalkii dilay, Waxaa kale oo ay tusaalaynaysaa wakhtigii saxabada ,waxaanay ka hadlaysaa inay qabyaaladu Qadhmuuntahay.

 

Last Updated ( Tuesday, 15 July 2008 )
Read more...
 
Dr,saleebaan Oo lakulmay Cuqaasha Buuhoodle.
Written by Abdirahman Cumar   
Tuesday, 15 July 2008

Kulan balaadhan ayaa saaka dhexmaray golaha cuqaasha ee deegaanka buuhoodle iyo musharaxa madaxwaynenimada Puntland Dr,saleebaan Ciise Axmed Kulankan oo ay udhamaayeen Golaha cuqaasha ee deegaanka Buuhoodle ayaa layskula lafa guray qodobo dhawr ah.

Daawo Sawirada:-

 
Read more...
 
laascaanood,qaybokamida cabsi ba.ani
Written by Abdirisaaq maxamed sahal   
Tuesday, 15 July 2008

Sample Image

waxaa muddo labo maalmood ah ay  xaafadda madareemin ku jirtay Naxdin iyo Argagax ka dib  markii ay Ciidanka Nabadgalyadda G/sool ee Maamulka La baxay Soomaaliland ay bilaabeen qabqabashadda Odayaasha Xaafadan.
Read more...
 
Baaq:- Col.Maxamed Cumar Cigaal (Tacabir)
Written by Abdirahman Cumar   
Monday, 14 July 2008

Inigoo ah Col.Maxamed Cumar Cigaal Waxaan halkan Baaq ugasoo jeedinaya mamulada isku magacabay Somaliland iyo D/G/PL inay kadaayaan Shacabka Reer Buuhoodle ee Ay sanad walba isku laynayaa iyagoo iskaga horkeenaya mucaawinooyin iyo waxyaabo isqabqabsi dhalin kara.

 

 
Last Updated ( Monday, 14 July 2008 )
Read more...
 
Booqashadii Dr,Saleebaan Ee Baliga Shangale.
Written by Abdirahman Cumar   
Monday, 14 July 2008

Musharaxa madaxwayne nimada Puntland ee sanada 2009 Dr,saleebaan Ciise Axmed oo mudooyinkii ugu danbeeyay booqashooyin kumarayay G/cayn isagoo dhawaan soogaadhay magaalada Buuhoodle .

 

Daawo sawirada Booqashada Baliga Shangale:-

 

  
Last Updated ( Monday, 14 July 2008 )
Read more...
 
Kulan dhexmay Dr,Saleebaan iyo Isimada SSC.
Written by Abdirahman Cumar   
Monday, 14 July 2008

Kulan balaadhan ayaa maanka kadhacay hoolka shirarka ee Cuqasha iyo Isimada deegaanka buuhoodle kulankan oo ahaa mid aad loosoo agaasimay oo heersare ah ayaa waxuu ugu horayn ku furmay jawi quruxbadan. 

Daawo sawirada:-

Last Updated ( Monday, 14 July 2008 )
Read more...
 
Shil Kadhacay Magalada Buuhoodle .
Written by Abdirahman Cumar   
Monday, 14 July 2008

Sample Image

Mucaawino isuugu jirta noocyada maciishada Quutul daruuriga ah oo Shalay galinkii danbe maamulka Puntland soogaadhsiiyay magaalada Buuhoodle ayaa waxaa saka ka dhashay Muran iyo isqabsi balaadhan Kaasoo sababay Dhimashada 1 ruux .

 

Read more...
 

Counter

Waxad tahay booqde nr

Codaynta webka

Dhulbahantoow maxaan qaadanaa
 

Musharax Saleeman

Halkan ka dhagayso Waraysi Dhinacyo badan
Taabanaya oo Allcayn layeelatay Musharaxa
Madaxwayne Nimada Puntland Ee Sadana 2009
Dr,Saleebaan Ciise Axmed Oo Haatan  kusugan
Magaalada Abu Dubai ee dalka imaraadka Carabta.

Riix halkan>>

Hanbalyo iyo bogaadin

Nasra Farah H Hirsi iyo
Dr C/rahmaan Adan Abdule
.................................................
Maherka
Axmed Cadaani X Axmed
iyo
Amal Xuseen Dirir

Tacsi


inaal ilaahu wa inaa
ilaahu raajucuun

Xassan Diiriye Adan

2008-01-11 Abdi Maahir

Badbaado Boocame 3


Badbaado Boocame 3
Riixhalkan>>

Waraysiyada webka

  01/17 Mudaharaad
Shaxda Buuhoodle.
 Riix Halkan>>>
......................................
01/10 Waraysi aan ka
qabanay Abaaqaroow
 Halkan Riix>>>
Waraysi ku saabsan arinta
SSC ku sugan tahay hada.
Abdicasiis Mahamud
( Indhataag)
 Halkan Riix>>

----------------------------------------


Waraysigii garaadka
dhulbahante
Halkan Riix>>>

Dhulboobka Isaaq

Riix Halkan >>>

Tuugta la raadinayo


Riix Halkan >>>

Who's Online

We have 1 guest online
© 2008 allcayn.com
Joomla! is Free Software released under the GNU/GPL License.